Published:

Hambalyo Hambalyo Hambalyo ku socota arooska iyo aroosada ama boqorka iyo boqorada khalid daliya iyo ubax axmed cabdilaahi oo uu maanta meherkoodu ka dhacay magaalada utrecht ee dalka Holland waxaan ilaahay baryaynaa inuu meherkoogu noqdo mid u horseed barwaaqo iyo bash bash.

Meher wacan oo wanaagsan oo maanta ka dhacay magaalada utrecht ee dalka Holland waxaana hambalyadan diraaya dadkan hoos ku qoran
1) maxamed jeex aw yoonis
2) maxamed axmed cabdilaahi iyo xaaskiisa
3) muumin aaden xasan
4) cismaan axmed jaqanaf
5) abiib ibraahim
6) cumar maxamuud ducaale iyo xaaskiisa
7) mecaad maxamed ciise
8) said ibraahim
9) maxamed muuse nuur iyo xaaskiisa
10) yoonis yuusuf yoonis
11) iyo dhamaan reer axmed cabdilaahi

News Related