Published:

Hambalyo ku socota saxiibkay cabdi shukri iyo xaaskiisa Hodan daahir tukale oo wiil ugu dhasha magaalada Antwerpen ee kutaal dalka Belgium waxaan leenayah ilaahay haka dhigo wiilkii afaca waalidiintiisa iyo dalkiisab aamiin aamiinaamiin.

Waxaan u rajeyneynaa wiil khayr qaba inuu ilaahay ka dhigo kii anfaca diintiisa waalidkiisa,dalkiisa,umadiisa aamiin aamiin aamiin wiilkaasoo loo bixiyey Hashim cabdi shukri waxaan leenahay waalidkii dhalay mabruuk.

Waxaa hambalyadan diraaya dadka hoos ku qoran oo kala ah
Maxamed jeex aw yoonis iyo xaaskayga faadumo yuusuf miisaan
Axmed jaamac saxardiid axmed (dheere)
Xuseen jeex aw yoonis iyo xaaskiisa
Maxamed c/raxmaan jacket
Abdi abiib ayaane iyo xaaskiisa
Said ali dahir iyo xaaskiisa khadan
Guleed daahir tukaale iyo xaaskiisa
Said shukri iyo xaaskiisa
Axmed daahir cabdilaahi
Xasan jeex aw yoonis iyo xaaskiisa
Maxamuud muuse aw yoonis iyo xaaskiisa safiya carab nageeye
Rooble ibraahim alaale iyo xaaskiisa
Iyo dhamaan jaaliyada reer somaliland ee dalk Belgium
Waxay leeyihiin mabruuk mabruuk mabruuk.

Allaa mahad leh
By maxamed jeex
Byrussels.

News Related