Ogaysiisi Dhamaanba dadwaynaha Reer S/Land Ee Ku Dhaqan Dalka Norway Iyo Nawaxigeeda Waxa La,Ogasiinya Inuu Imanayo Gudoomiyaha Qurbajooga S/Land Md Cabdi Cabdillaahi Xirsi Malinta Taladada Bishu Tahay 01/12/15 Faah Faahin Hoos Ka Eeg Iyo Goobta Shirka

Ogaysiisi Dhamaanba dadwaynaha Reer S/Land Ee Ku Dhaqan Dalka Norway Iyo Nawaxigeeda Waxa La,Ogasiinya Inuu Imanayo Gudoomiyaha Qurbajooga S/Land Md Cabdi Cabdillaahi Xirsi Malinta Taladada Bishu Tahay 01/12/15 Faah Faahin Hoos Ka Eeg

Waxanu Maalinta Arbacad 02,12,2015 u la Kulmi Doona Hadii Eebe Idmo Jaaliayada Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Norway–Galinka Hore Waxa Uu La Kulmi Doona Dawlada Dalkan NORWAY  Galinka Dambena Jaaliyada Goobtu Waa   Hausmannsgate 7, 0186 Oslo Bisha Wakhtigu Waa 17.00 Til 20:00 Hadaba fadlan Wkhtiga Ilaali Kana Soo Qaybgala Wanaagsan

Wixii Faah Faahina Kala Xidhiidh

Gud:Jaaliyada Reer Somaliland Calai Maxamed Jamac

Wakiilka TV QARANKA S/Land Ee Dalka Norway

Eng:Maxamed Jaamac Dhiif

Abw,Sidiiq Aw Faarah Gabaar

 

By weriye mohamed jama dhiif

Oslo Norway

rodek