Published:

Shir ay isugu yimaadeen Aqoonyahanka, Culimada, Qurbe-jooga iyo Waxgaradka Beelaha Ayuub Sheekh Isaxaaq ayaa waxa lagu go’aansaday in dhawaan la caleemo saari doono Suldaanka Guud ee Beelaha Magaado oo loo Caleemo Saari Doono Suldaan Bulbul kaas oo ka dhici doona Gudhaa Caasimada Hargeysa.

Waxa ay Beeshani garwaaqsatey In ay beeshani xaq u leedahay Suldaanka Guud ee Beelaha Magaado maadaama oo ay yihiin Curadkii Sheekha, sidaas awgeedna waxay si buuxda u go’aansadeen in ay caleemo saaraan Suldaan bulbul oo ay u Aqoonsadeen Suldaanka Beelaha Magaado.

Uruka Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Beelaha Ayuub ee Hir-Doogle.

News Related