Published:

Tacsi tiiranyaleh

Jamaal Xaaji Maxamed Musse-Gedi iyo xaaskiisa oo degen Toronto, Kanada

Waxanu halkan ka tacsiyadaynaynaa dhamaan qoysgii reer Xasan Sheekh Suufi gaar ahaan iyo walaashii Canab Xasan Cawke, Caruurtiisii iyo xaaskiisii, qaraabadii, asxaabtii, bahda saxaafada dhamaan iyo dhamaan shacabweynaha Somaaliland meel kastoo ay jooganba

Illaahay naxariistii jano ha ka waraabiyee Axmed Xasan Cawke geerida naxdintaleh ee kutimid inagana samir iyo iiman illaahay ha inaga siiyo

Aamiin………… Aamiin…………. Aamiin…………. Aamiin…….Aamiin

 

News Related