Published:

Tacsi

 

Aniga Magacaygu Yahay Mohammed Hirsi Yassin

Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Ugadiraya Geeridii Kutimi Wariye Ahmed H assan Cawke  Oo Kugeeriyooday Magaalada JIgjiga  Ee Dawlad Deegaanka Somalida Samir Iyo Imana Saadaqa Alle Hakasiyoo Dhaman Shacabka Somaliyeed Meelkasta oo ay Joogaan Gaar,Ahaan Somaliland

Waxaan Sigaar Ah Uga Tacsiyaynayaa Qoyskiisa Walaashii Canab Xasan Cawke Caruurtiisa

Waxaan Leeyahay Ilaahay Samir Iyo Ha’idinka SIiyo Isagana Godka Ha’unuuro

Amiin,,,______________________Amiin_____________________AMiin

News Related