Published:

War deg deg ah :sida ay baahinayso warbaahinta caalamku waxa goordhaywd la qafaashay 170 qof oo iskugu jira ajanabi iyo dad wadanka u dhashay Maali ,iyadoo dadkan hadal lagNEC-PHOTOu haysto Huteel ku Yaal Caasimda dalka Maali ee Bamako.

Lama garanayo ilaa hada cida ka masuul ah iyo ujeedada ay u qaafaasheen dadkan tirada badan , waxaana loo malaynayaa inay xidhiidh la leeyihiin  Jabhadii hore uga dagaalami jiray  wadanka Maali.

News Related