Published:

Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta somaliland oo ay weheliyaan wasiirka wasarasada ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah,mulkiilaha horn cable tv iyo masuuliyiin kale ayaa maanta si wada jir ah u qaabilay caruurtii uu dhalay marxuun: wariye axmed xasan cawke.

 

Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo munaasabada qaabilaadda kula hadlay saxaafadda waxa uu caddeeyey in booskii shaqo ee marxuumku ka hayey TV-ga Qaranka lagu wareejiyey mid ka mid ah caruurta uu dhalay, taasoo uu sheegay inay qayb ka noqon doonto xusuusta aan marnaba go’I doonin ee warfaafinta Somailand u hayso Marxuum Axmed xasan Cawke.

– See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Wiil-Yar-Oo-Marxuum-Axmed-Xasan-Cawke-Dhalay-Oo-Buuxinaya-Kaalintii-Aabihii-Baneeyay.html#sthash.SQA9MnRr.dpuf

 

 

News Related