Published:

 

Hargeysa(GNO)Xoghayaha warfaafinta xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe) oo masuuliyiinta ka tirsan xukuumadda u soo jeediyay in la ixtiraamo xeerarka u yaalla dalka,isagoo ka hadlay wada hadalka Somaliland iyo Somaliya iyo qorshihii warbaahintu baahisay ee sheegayay inuu Turkigu wado .

Boobe Yuusuf Ducaale,waxa uu fariin u diray wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cadde iyo qaar ka mid ah madaxdhaqameedka isagoo sheegay inay bulshada marin habaabinayaan.

 

https://youtu.be/Xu495yN9qyo

News Related