Published:

Bahda HargeisaPress iyo Suxufiyiinta Somaliland Waxay Hambalyo u Dirayaan Agaasimaha Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Cabdifataax Siciid + SAWIRRO

HargeisaPress — Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.

abdifatah meher 1

 

Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U DirayaanAgaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Md Cabdifataax Siciid Axmed 0o Maanta Meherkiisu ka dhacay  Caasimadda Djibouti ee Wadanka Djibouti, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.

abdifatah meher 46

abdifatah meher 3

abdifatah-meher-2-310x174

News Related