Marwo Aamina Waris oo Taageero uga Raadinaya Muuse Biixi Haweenka Xukumada ku
Hargeysa(GNO) Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Maxamuud Jirde (Aamina Waris) ayaa Kulan isku yeedhay Haweenka Xilalka kala Duwan ka haya Xukumada Somaliland, Kulankan oo la filayo in uu qabsoomo Maalinta Arbacada ayaa Ila wareedyo xogogaal ahi sheegayaan in Kulankaasi Daaran yahay Siddii Haweenka Xukumada ku jira iyo kuwa Kulmiyeba u taagerilahayeen Murashixiinta Xisbiga Kulmiye Muuse Biiixi Cabdi iyo Cabdiraxman Saylici.
Si cad looma oga qodobada kale ee Marwadu Faridoonto haweenkasi basle qodobka ugu weyn shirkaasi ayaa lagu sheegay in uu yahay mid marwadu taageero ugu raadinayso Murashiixinta Xisbul Xaakimka Kulmiye ka sharaxan.