Published:

Badhasaab Ramaaxa Awdal Oo Iska Difaacay Eedayn Hore Ugu Yimid Guddoomiyaha WADANI Ee Gobolka Awdal.
(Hargeysa AWDALMEDIA.COM) Badhasaabka Xukuumadda u qaabilsan Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa iska difaacay eedaymo uu mar sii horeysay ku duray Guddoomiyaha WADANI ee Gobolka Awdal. Ramaax oo Tv-ga Star u waramay ayaa iska moosay eedaymahaas.

HAKAN Ka DAAWO

 

 

News Related