Daawo Dareen qiiro badan : Hooyo la nool Xanuun-ka HIV/AIDs-ka
December 16, 2015 - Written by admin
Daawo Dareen qiiro badan : Hooyo la nool Xanuun-ka HIV/AIDs-ka
Þ
Hargaysa (GNO) Hooyadani Waxay ka mid tahay dadka La Nool Xannuunka Aids-ka waxay ku Sugan tahay Magaalada Hargaysa,Waxay ka Xaal warantay Sida ay nolosheedu tahay, Waxay Rajo xumo ka Muujisay qaabka ay bulshadu ula dhaqanto iyada iyo Ubadkeeda Waxay ku iimaan qabtaa qadarka helay.
Waxaa kale oo ay Sheegtay in Dawlada Somaliland aanay ka helin daryeelkii ay ka Mudnaayeen,Waxay Bulshada Muuqaalkeeda Daawata ka Codsanaysaa Inay Soo Caawiyaan Ilaahay dartii.