Published:

Daawo: video Hargaysa: waxgaradka ka soo jeeda degaanka degmada dilla oo shirjaraa,id ku qabtey magaalada hargeysa oo ku dhawaaqey haddii prof: saleebaan axmed guuleed waa gudoomiyaha jaamacada camuud haddii uu joojin waayo dhibaatada uu ku hayo daadka  shacabka ah ee degan  jaamacada agteeda waxaan qaadi doonaa talaabo ku haboon.

 

 

https://youtu.be/sxep9GQ19mo

News Related