Hargeysa(GNO)December-16-2015- Jilaaga caanka ah ee Sooraan, ayaa shir jaraa’id oo madadaalo u badan ku duray siyaasiyiintii xukumadda iska casilay, kuwaasi oo uu tilmaamay inay qaarkood siyaasadda arrimaha gudaha ama dibada wax ka qabteen, balse ay jireen kuwo iska dhex raacay oo aan waxbadan tarayn.
Muuqaalkiisan oo xiiso qosol ku duugan yahay ayuu sidoo kale ku tilmaamay in xukumaddu boosaska ku buuxisay kuwo iska agjoogay oo aan baahi xil ama shaqo qabin, waxaanse doorkan Mr Sooraan wehelin saaxiibka ay metelaadda aad isula fahmaan ee Jawaan.
Halkan ka daawo Xiisaha Shirka jaraa’id ee Sooraan
https://youtu.be/5WGCkIg3cf8