Published:

Ugu horayntii waxaa ka hadashay hooyo mako oo waxay ka sheekeysay iney mid nimadu tahay muhiim oo loo baahan yahay in la adkeeyo midnimada macaaradka reer jabuuti waxay intaas ku dartey waa inaan adkeynaa midnimadeena iyo wadajirkeena taas uunbaan ku ridaynaa taliska ismail omar guelleh.

Waxaa kale oo isna ka hadli masuul sare oomagaciisa la yidhaahdo Hassan oo ku hadlaayey afka cafarta oo isna sheegay iney midoobaan dadka reer jabuuti oo dhan ama ha,ahaadaan somali ama cafar waa inaan u midunaa dalkeena sidaas ayaan ku ridikarnaa taliska ina geele.

image-18

Ugu dabeyntii waxaa ka hadley sheekh cabdiraxmaan suleebaan bashiir oo ahaa qofka ay wada sugayeen umadii farahabadneyd ee halkaas iskugu timidey

Sheekhu wuxuu ka hadley dhibaatada ka jirta dalkeenii jabuuti wuxuu u sheegey umadii macaaradkii halkaas is kugu yimidey waa inaad adkeysaan midnimadiina wadajirkiina iyo wada shaqeyntiina sidaas uunbaa lagu ridayaa taliska jabuuti.

Sheekhu wuxuu sheegey in wakhtigii ina geele uu dhacaayey uu soo dhawyahay wakhti yarna uu u hadhay ee haka cabsanina taliska ina geele.

 

 

image-19

 

23224378034_e66082672f_mSh.cabdiraxmaan wuxuu u sheegay dadkii halkaas yimidey ma,rabno inaan gacankahadal ku badelno ina geele laakiin waxaan rabnaa inaan ku badalno si nabad ah oo uuna dalkeenu u burburin taas ayaan isku ognahay.

Gabagabadii wuxuu sheekhu u sheegay umadii reer jabuuti ahayd ee halkaas iskugu timidey wakhtigu uu soo dhawyahay ee waa inaan halganka sii wadnaa oo aad taageertaan midnimada reer jabuuti oo dhan.

XAFIISKA GABILEYNEWSONLINE.COM
DALKA BELGIUM BRUSSELS.

News Related