Published:

Digniin ku socota gudoomiyah gudida dooorashooyinka qaranka somaliland waxaan leenahay gudoomiyaha sida wax loo magacaabay maaha mid xalaal ah gudida doorashooyinka ee gobolka awdal maaha mid macquul ah ee waa mid dhinac u jandheedha waliba la odhan karo waa qabiil qudha dadka loo idmaday iney ilaaliyaan doorashada ka dhici doonta dalkeena somaliland.

Hadaan nahay qurbajoogta ka soo jeeda gobolada awdal iyo salal waxaan aad iyo aad uga xunahay sida xun ee wax loo soo maamulay amaba wax loo soo magacaabay hadaan nunaha dadka degan qaarada yurub marnaba yeelimayno in dad isku reer ah uu shaqsi soo magacowdo dad uu isagu rabo oo uu ku soo ururiyo reer kooda oo qudha inuu ka dhigo kuwa u matalaaya komishanka qaranka somaliland.

News Related