GOBOLKA SALAL MA DHULMAANTA LA HELEYBAA?BY MAXAMED JEEX
ANIGOO ku hadlaaya magacayga iyo magaca jaaliyada wadamada benelux ka sida Holland,luxemburg iyo Belgium waxaan aad uga xunahay waxaan sida ay xukumadu u maamuleyso gobolka salal oo ay geyneyso dad aan u dhalan degaankaas aan ka soo jeedno oo dhamaan ay shaqaalaha gobolka ay ka dhigtey dad ka soo jeeda meelo kale.
Hadaba dalka somaliland waa beelo wax isku darsadey sidaasi darteed waa ney beel waliba heshaa xaqeeda si siman oo cadaalad ah RIGHTS EQUAL AND JUSTICE si ay u dheeli tiraanto dawladu waa iney waxa qaldan saxaan si madmaduwga uga baxo dadka degan gobolada AWDAL,SALAL IYO GABILEY.
HADDII ay dawladu arintaasi wax kaqaban weydo waxaa bulshada kala dhex galaaya xumaan tuhun calool xumo oyo kala fogaasho taasina waxay keeni kartaa colaad sokeeye oo ka dhaca dalkeena waayo? Nina ma ogolaanaayo in lagu maamulo degaankiisa taasina waa tii aad ka dagaalan teen ee tidhaahdeen diidney anaguna waxaan leenahay hadaan nunahay beelaha gadabuursi ee dega gobolka salal diidney in degaan kayaga loo soo shaqo tego oo la keeno dadkale oo aan degaanka ahayn iyagoo kuwayagii ay bilaa camalyihiin.
SIDAASI DARTEED HADAAN NAHAY BULSHADA KA SOO JEEDA GOBOLADAAS EE KU abtirsata degaanadaas xeebta horeyba waan ugu dulmanayn dalka somaliland matiibey xukumadu noogu dartey maantana iney saraakiishii yareyd ee noogu jirtey dawlada haatana loo soo dgigtey oo laga qaadey meeshoodii mataasaa cadaalad a dawladu.
SHACABKA REER SALAL WAXAAN LEEYAHAY HAYEELINA IN DAD LEYNI DULKEENO ee iska diida oo ka dagaalama waayo? Xaqbaad u leedihiin inaad tidhaahdaan diidney dulmiga diidney xaqdarada diidney cadaalad xumada diidney dad dhaqaalo u sameynta diidney eexda diidney.
HADAANU NAHAY QURBA-JOOGTA KA SOO JEEDA DHULKAAS EE WELI TAAGEERSAN XISBIGA KULMIYE WAXAAN LEENAHAY DIIDNEY WAXA XUKUMADU KA WADO DEGAANKA XEEBTA EE GOBOLKA SALAL
xukumada haddii ay wax maqleyso maba maqashee waxaan leenahay arintaas ka socota gobolka salal waa inaad ka fiirsataan haddii kale waxaa lagayabaa iney somaliland wax u dhinto cadaalad xumada halkaas ka soo socotaa.
ALLAA MAHAD LEH
BY MAXAMED JEEX
BRUSSELS / BELGIUM