Published:

wajaaleddk geesta kale waxa gudoomiyaha ku wahelinayay duminta guryahaa sida

ku waasi oo maamulka dawlada hoose ku amaanay sida wanaagsan ee ay marwalba ay ugu adeegayaan

bulshada   dhinaca kale qoyskii laga raray halkaasi ayaa mar aanu wax ka waydiinay bal sida ay u arkaan

ayaa noo sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in ay baneeyaan wadada ay daganayeen dhinaca kale

gudoomiye cabdi saleebaan   oo isagu halkaa ka hadlay  ayaa waxa uu digniin adag udiray dadka iyagu

cadaystay in ay wadooyinka dhistaan in talaabo adag  laga qaadi doono  keesta kale wadadan maanta

lafuray ayaa  ah wado mihiima oo isdku xidhi doonta xaafadaha galbeedka iyo suuqa wayn ee lafaciise

hadaba waxa xusuus mudan in markii uu gudoomiye cabdi saleeban xilka lawareegayay uu balan qaaday in talaabada ugu horaysa ee uu qaadayo ay noqondoonto wadooyinka sida sharcidarada ah loo dhistsy

iyo in uu kor u qaadi doono bilicda magaalada waxana uu gudoomiye  cabdi uu noqday gudomiyihii ugu

horeeyay  ee hir galiya ama kaga dhabeeya  in uu gacantiisa ku furo wadooyin si sharci dara  ah loo

dhistay  keesta  kale waxa isna halkaa ka hadlay gudoomiye ku xigeenka dagmada mursal nuux cismaan

oo isna sheegay in marnaba ayna aqbalay in wadooyin sharcidaro ah  la dhisto  geesta kale waxa uu

gudoomiyuhu balan  qaaday in sida ugu  dhakhsaha badan loo bilaabayo biyo galintii magaalada oo

lafilayo in dhawaan la hirgaliyo waa sida uu hadalka u dhigaye gudoomiyuhu geesta kale shacabka ku

dhaqan magaalada wajaale ayaa si wayn u amaanay sida wanaagsan ee uu maamulku ugu shaqaynayo shacabkooda  waana maamulkii ugu horeeyay ee abid  soomara wajaale ee hirgalya ama fura  wadooyinka  xidhan

wariye khaddar cabdi cabdilaahi

dhaylo149@gmail.com wajaale Somaliland

News Related