Published:

HAMBALYO KU SOCOTA AQOONYAHAN ABDI AYANLE ISMAIL ABIIB OO U SHARAXAN GOLAHA WAKIILADA DALKA SOMALILAND EE SOO SOCOTA 2017.BY MAXAMED JEEX

AQOONYAHAN ABDI AYANLE OO DEGAN DALK BELGIUM GAAR AHAANA CAASIMADDA LABAAD EE ANTWERPEN AYAA WAXA UU NOQONAYAA QOFKII UGU Horeeyey ee isaga oo jooga dibada ama qaarada yurub ay beeshiisu isku raacdey inuu Ka qaybgalo doorashada baarlamaanka qaranka somaliland ee dhici doonta 2017 taasoo ah ta golaha wakiilada somaliland.

HADAANU NAHAY QURBA-JOOGTA REER SOMALILAND EE DEGAN DALKA BELGIUM Waxaanu leenahay beesha soo dooratey aqoonyahan abdi ayaanle waxaan leenahay waad asiibteen waxaana aad doorateen nin dhalinyaro ah oo daacad ah oo aqoonyahan ah oo ah ragii joogay yurub raga noogu qaalisan waanad ku mahadsantihiin.

BEELAHA KALE EE REER SOMALILAND WAXAAN KULA TALINEYNAA INEY INIGU DAYDAAN SIDAAD U DOORATEEN AQOONYAHAN INEY IYAGUNA U DOORTAAN Waayo? Maanta dalkeena waxaa dhibaatada ka saarikara dadka dhalinyarada ah ee aqoontaleh sida Abdi ayaanle ismail abiib oo kale.

DHAMAANTAYO WAXAAN HAMBALYEYNAYNAA ABDI AYAANLE ISMAIL ABIB GAAR AHAAN ANIGOO AH MAXAMED JEEX AW YOONIS WAXAAN LEEYAHAY HAMBALYO
ALLAA MAHAD LEH
BY MAXAMED JEEX
BRUSSELS

News Related