HAMBAYO KU SOCOTA GUDOOMIYAHA CUSUB EE GOBOLKA SAAXIL MR:JAMA YUSSUF AHMED (GADHLE). BY MAXAMED JEEX
ANAGOO AH QURBA JOOGTA KU NOOL BENELUX WAXAAN HAMBALYEYNAYNAA Mr: jama oo ah aqoonyahan waayo aragnimana u leh maamulka kana yimid wadanka CANADA caana ku ah shaqo wanaaga ahna wiil dhalinyaro ah .

Waxaan ku faraxsanahay shaqadaa uu madaxwenuhu u idmaday oo ah masuuliyad aad u weyn sidaas awgeed waxaan leenahay aqoonyahanka waa inaad ka soo baxdaa xilkaaa uu madaxweynuhu kuu doortey ama kuu idmadey.

HADAANU NAHAY QURBAJOOGTA KA SOO JEEDA GOBOLADA AWDAL,SALAL IYO GABILEY waxaan ilaahay kaaga baryeynaa inuu alle kuu dhibyareeyo masuuliyadaa laguu dhiibey waanan ku faraxsanahay xilkaa laguu idmaday.
1)maxamed jeex aw yoonis iyo xaaskiisa faadumo yuusuf miisaan aare
2) xaaji muuse aw xasan migil iyo xaaskiisa
3) suldaan axmed aw cabdi xudhuun iyo xaaskiisa khadra dayib
4) xasan jeex aw yoonis iyo xaaskiisa
5) xuseen jeex aw yoonis iyo xaaskiisa hibo dahir abdillahi
6) axmed daahir abdilaahi
7) cabdilahi cumar cali iyo xaaskiisa nimco sheekh ismail
8)zaki maxamuud roble iyo xaaskiisa
9)rooble ibraahim alaale iyo xaaskiisa
10) maxamuud muuse aw yoonis iyo xaaskiisa safiya carab nageeye

11) cumar ibraahim cadar iyo xaaskiisa safiya sheekh ismail
Allaa mahad leh
By maxamed jeex
Brussels.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here