Published:

Nadaafad darada ama nadaafad xumada ka jirta dalkeena VERY HYGIENE waa dhibaato in wax laga qabto shacab iyo xukumadba .By maxamed jeex

Waayadan dambe magaalooyinkeena waaweyn ee somaliland sida HARGAYSA,BORAMA IYO BURCO waxaa ku soo badatey taasoo dhibaatadeeda ay iska leedahay oo qashinkii uu meel walba buuxsamay ama meel walba yaalow.

Hadabad markuu roobku da,ow biyahiina meel kasta ayey fadhiistaan waxaa kale oo jira biyahaa wasaqda ah xayawaan wax yeeli kara bulshada oo ka dhasha biyaha wasaqda ah waxaa soo dhana waxay keenikaraan cuduro ku dhax faafa bulshada COMMUNICABLE DISEASES oo ka dhasha nadaafad xumada.

Nadaafaduna waa laf dhabarta nolasha bani,aadamka al nadaafatu nisful iimaan markaa dawladaha hoose iyo dadweynaha dalkeena waa iney kawada shaqeeyaan arimaha khuseeya nadaafada wax walbana wuxuu ku fiican yahay ka hortega PROVENTION IS BETTER THAN CURE waana wax inoo wada dan ah dal ahaan degaan ahaan iyo dad ahaanba.

Markaaad aragto magaalooyinka waaweyn ee somaliland waxaa dhax buuxa suuqyada qashin aad iyo aad u farabadan sidaas awgeed waxaan ku buurinayaa dad weynaha iyo shacabkaba iney si wada jor ah wax uga qabtaaan dhibaatada qashin ee haysata magaalooyinkeenii waaweynaa .

Waa inagu ceeb in inaga oo dal sheeganeyna hadana qashin dariiqyada buux dhaafiyo magaalooyinkeena waa fool xumo inaga oo gooni isu taagnay hadana wadooyinkeenii qashin daraadeed lamarilaayahay waa inaan si deg deg ah wax uga qabanaa dhibaatadaas.

Allaa mahad leh
By maxamed jeex
Brussels.

News Related