NUXURKA HESHIIS AY XUKUUMADA SOMALILAND LA SAXEEXATAY BAANKA ADUUNKA

Nuxurka Heshiis Ay Xukuumada Somaliland La Saxeexatay Baanka Aduunka

Hargeysa(:-xukuumada somaliland ayaa heshiis ka taageeri doona adeegyada sharci ee wasaarada ganacsiga iyo baanka dhexe la gashay baanka Aduunka.

Heshiiskan oo marxalado kala duwan soo maray oo ay gadhwadeen ka ahayd wasaarada qorshaynta qaranka somaliland ayaa kharashka maaliyadeed ee ku baxayaa la soo mariyey nidaamka dib u habaynta maaliyadeed ee ay wasaarada maaliyadu wado, iyada oo la samayn doon ugua hir gelinta mashruucan ee hoos iman doona wasaarada qorshaynta qaranka iyo horu marinta.

Kulankan heshiiskan lagu saxeexayey oo ka dhacay xarunta wasaarada qorshaynta qaranka somaliland ayaa waxa xukuumada u saxeexay wasiirka qorshaynta Cali Xuseen
xafiiska brussels belgium .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here