Published:

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS DHAMAAN MACAARADKA REER DJIBOUTI EE QAARADA EUROPA WAXAA LA OGEYSIINAYAA INUU MUDAHARAAD AAD U BALAADHAN UU KA DHICIDOONO DALKA BELGIUM OO LAGAGA SOO HORJEEDO RAJIIMKA ISMAILOMAR GUELLEH DHIBAATADA UU KU HAYO SHACABKA REER DJIBOUTI.

Wuxuu ku saabsanyahay kadib xasuuqii ka dhacay 21/12/2015 wuxuu umada reer jabuuti xasuusinayaa xasuuqii hore ee ka dhacay ARHIBA 18/12/1991 dalka djibout ee ciidamada ina geele ku laayeen dad shacab ah mawliid dhiganaayey WAANA MARKII SADEXAAD EE AY DHIBAATO GEYSTAAN CIIDAMADA RAJIIMKU

MUDAHARAADKU WUXUU KA DHICIDONAA DALKA BELGIUM GAAR AHAAN CAASIMADDA BRUSSELS.TAARIIKHDA UU DHACAAYO 23/12/2015
SAACADUNA 13 HOURS ILAA 16 HOURS
ADRESS: PLACE DU LUXEMBURG, 1050 BRUSSELS

WAXA KALE OO ISNA DHICIDOONA MUDAHARAAD LABAAD OO LAGU HOR SAMAYNDOONO SAFAARAD DJIBOUTI AY KU LEEDAHAY DALKA BELGIUM WUXUUNA KA DHACAAYAA MAGAALADA BRUSSELS EE DALKA BELGIUM.

TAARIIKHDUNA 30/12/2015

SAACADUNA :13Hours ilaa 16 Hours

ADRESS: AVENUE FRANKLIN ROOSVELT 204

1050 BRUSSELS.BELGIUM

WIXII FAAH FAAHIN AH KALA XIDHIIDHA
AXMED MUUSE WACAYS TEL: 0465257823
SAMATAR XASAN MUUSE TEL:0466407288
ISMAIL BUUX ROBLE TEL:0483366186

News Related