Gabileynewsonline.com
Oto Biixi Oo Ciidanka Boolisku Xabsiga Dhigeen Ka Dib Dhaliishii Uu Muuse Biixi Hawada U Mariyey
December 19, 2015 - Written by admin

Hargeysa(GNO)-Oto Biixi Oo Ciidanka Boolisku Xabsiga Dhigeen Ka Dib Dhaliishii Uu Muuse Biixi Hawada U Mariyey

Ciidanka Booliska ayaa Xabsiga dhigay Oto Biixi oo Ah Shaqsiyaadka Sida kulul u dhaliila Siyaasadda Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye waxaana uu Xadhigiisa ku sheegay inuu ka danbeeyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj Muuse Biixi Cabdi

Oto biixi oo ka Hor intaan la xidhin warbaahinta faah faahin siiyey Ayaa Sheegay Inuu Xadhigiisu la xidhiidho Hadal uu dhawaan ku duray Gudoomiyaha Xisbiga Iyo Xukuumada Somaliland isagoo sidoo kale diirada Saaray Dhaliilo Gaar ahaaneed oo uu jeediyey Muuse Biixi

Oto Biixi ayaa ah Siyaasi ka Tirsan Xisbiga Waddani waxaana uu aad u falanqeeyaa Taariikhda Muuse Biixii Cabdi

 IMG_AD9CEA-1B1894-EA00E7-7435E4-3570B1-41C570

COMMENTS
Latest News