Gabileynewsonline.com
Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sheegay inuu quus ka joogo dhexdhexaadintii Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Jawaabay Hadalka Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir
December 26, 2015 - Written by admin

Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Jawaabay Hadalka Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Hargeysa(Ramaas)December-26-2015- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sheegay inuu quus ka joogo dhexdhexaadintii Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen, islamarkaana uu hadda faraha kala baxay dhexdhexaadintooda.

Suldaanka oo hadal ka jeediyay munaasibad xisbiga Waddani Hargeysa ku qabsaday wuxuu tilmaamay in xisbiga Ucid yahay mid qof kaliyi iska leeyahay oo aan umadda dani ugu jirin, wuxuuna tilmaamay inaan rajo ugu laabnayn Jamaal Cali Xuseen xisbiga Ucid.

Jawaabta Jamaal Cali Xuseen

 

COMMENTS
Latest News