Hargeysa(GNO) Taliyihii Ciidanka Birmadka Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa lagu soo waramayaa in Goor dhawayd Dil Toogasho ah loogu Geystay Saldhiga Hortiisa.

Taliyiihii Ciidanka Birmadka Aadan Guuleed ayaa la sheegay inuu Askari ka tirsan Ciidankaasi ku rasaaseeyey Saldhiga Hortiisa oo uu ku dilay halkaasi.

Ilaa hada lama warar faah faah san Balse wixii waxii Warar ka soo Kordha Goor dhaw kala Soco Waaheen.com.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here