Published:

w golaha-11

wHargeysa(GNO)w  Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Md Cali Maxamed Axmed, ayaa ka sheekeeyay dhacdo dhexmartay isaga iyo nin xildhibaan ah. Wuxuu sheegay in ninkaasi baaskoolad ku qabtay kadib markii muran dhexmaray.

Wasiir xigeenku wuxuu sheegay inaanay jirin wax ka soo gaadhay baaskoolada isagoo xafiiskiisa fadhiya lagu qabtay. Waxa uu sheegay inuu ninkaasi cafiyay, maadaama aanay jirin wax dhib ah oo ka soo gaadhay arrintaasi.

“Ninkaasi Caliduldul ayaa la yidhaahada runtii waan aqaanay nin yara Fudud ayuu ahaa, waxa uu ila soo baxay Bastoolad waanu igu fiiqay, marka ninkii ila joogay ayaa ku yidhi ninkii bastoolada sitay waar wax horena waanu idiintirinayne ma waxasad maantan keentay, ka dibna into ninkii Bastooladii halka miiska dhigay ayuu cararay wuuna iska tagay, ka dibna waanu ka dabbo tagnay waxan ku idhi bastooladaadana qaaddo waxa Askar ahna ugumaan yeedhin”Ayuu yidhi

News Related