Waxaan hambalyeynayaa website ka cadceed.com oo ku soo laabtey hawada waxaa leeyahay ku soo dhawaw.By maxamed jeex

Website ka cadceed .com wuxuu ahaa website dad boqolaalkun ay ku xidhnaayeen inuu hawada ku soo noqdana waan ku faraxsanahay waa web aad looga yaqaano gayiga somalida waa website aad loo jeclaa.

Anigu iyo saaxiibadey gaar ahaaan waxaan aad ugu xidhneyn website cadceednews waa website dhax dhxaad ah oo umada afka somaliga ku hadashaa ay aad u daawato oo ay ka helaan waa website aad loogu kalsoon yahay.

Cadceednews waxaa aad looga jecel yahay dalka somaliland oo dhan oo aad looga daneeyaa qoraaladiisa iyo video gaba waa web mudan in la sheego amaantiisa waxaan leenahay ku soo dhawaw hawada aad ku soo laaabatey ee aad noo soo noqotey.

Allaa mahad leh
By maxamed jeex
Brussels

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here