Hargeysa(GNO) Jan.04, 2016 – Masuuliyiinta golaha degaanka caasimada Hargeysa oo uu horkacayo duqa caasimadda Cabdiraxmaan Soltelco, ayaa degmadda Gabiley kusoo dhaweeyey qaybtii labaad qalab tiro badan oo lagu dayactirayo waddooyinka caasimadda.

Qalabkan oo golaha degaanku ka soo iibsadeen dalka Itoobiya, ayaa ka kooban gaadiid, mishiino iyo qalab kale oo wax weyn ka tari doona bilicda iyo dhismaha waddooyinka caasimadda.

Warka soo dhaweynta qalabka oo maqal iyo muuqaal ahi, waa kan hoose ee daawasho haboon:

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here