Daawo sawiro..Shil babuur oo maanta badhtamaha Hargaysa ka dhacay,Gaadhi baabuurta yar-yar ee lagu raaxeysto oo sandaqa jiidhay iyo….

Hargeysa iyo darawal xumadeeda. Duhurkii maanta gaadhi xawli dheer ku socday oo wadada ka baxay oo dulmaray sandaqad yar oo qaadka lagu iibiyo oo 8 nin ku dhex qayilayeen. Nasiib wanaag cidi wax weyn kumay noqon isagoo gaadhigu sandaqadii dhamaday intuu qaatay dusha uga baxay.Cajiib.2312440537_10153775891287381_3372523848615181542_o

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here