Daawo Su’aalo Aan Loo Meel Dayin Oo Dhalinyaradda Jaamacaduhu Ku Miiseen Wasiirkii Hore Madaxtooyada Xirsi.
January 13, 2016 - Written by admin
Hargeysa(GNO) Jan.12, 2016 – Dhalinyaradda Jaamacadaha Somaliland oo uu Telefishanka HCTV u sameeyey madal ay su’aalo ku weydiiyaan siyaasiinta dalka, ayaa todobaadkan waxa hor yimi Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali X. Xasan.
Kulanka dhalinyaradda iyo Wasiirkii Madaxtooyada ayaa ahaa gole ka reeban faaf reeb iyo su’aalo la xadiday.
Haddaba, waxa aanu halkan hoose idiinku soo gudbineynaa barnaamijkaas ee daawasho haboon: