Daawo: video ciidamada somaliland ee jooga caynabo oo qaqabtey oromo tahriibayaal aad u farabadan oo tiradoodu gaadhayso ilaa 385 qof oo tahriib ah.
January 19, 2016 - Written by admin
Daawo: video ciidamada somaliland ee jooga caynabo oo qaqabtey oromo tahriibayaal aad u farabadan oo tiradoodu gaadhayso ilaa 385 qof oo tahriib ah,dadkaasoo la filaayo in lagu celiyo ethiopia oo ah meesha ay ka soo jeedaan.