Daawo Video:Madaxwayne Siilanyo oo Kulan la yeeshay dhamaan Golahiisa Wasiirda,Agaasimayaasha iyo Taliyaasha Ciidamada kala duwan ee Qaranka
January 21, 2016 - Written by admin
Madaxwayne Siilanyo oo Kulan la yeeshay dhamaan Golahiisa Wasiirda,Agaasimayaasha iyo Taliyaasha Ciidamada kala duwan ee Qaranka kulankan oo ahaa mid wads tashi iyo gorfayn ah oo ku saabsan xaalada wadanka