Daawo Warqad Cabasho Ah Oo ay Labada Xisbi Qaran Wadani Iyo UCid ay U Gudbiyeen Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Waxay Ku Saabsan Tahay Warqadaasi
January 16, 2016 - Written by admin
a(GNO)January-17-2016-Labada Xisbi Qaran Somaliland ee Wadani Iyo UCid ayaa U Gudbiyay Gudida Komishanka Dooroshooyinka Qaranka Warqad Cabasho ah oo ay kaga Cabanayaan Olalaha Qaawan ee Xisbiga Kulmiye kawado Qaar Kamida Gobolada Dalka Xili ay Golaha Baarlamaanku Mamnuuceen In Ilaa INtaa Laga gaadhayo Olaha Dooroshooyinka somaliland.