Gabileynewsonline.com )Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland Mud. Cabdillahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka jawaabay dhawaaq ka soo yeedhay isbahaysiga dimuqraadi doonka Xisbiga Kulmiye,
Waxa sidoo kale uu tafsiir ka bixiyay hadalo uu dhawaan warbaahinta uu ka sheegay oo uu ku taageerayay guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi oo ay dadku ay ka bixiyeen tafaasiil kala duwan. Wasiirka Warfaafinka Somaliland oo daba socda hadal uu shalay saxaafadda siiyay Afhayeenka Isbaahaysiga Kulmiye oo ah Wasiirkii hore ee cadaalada Xuseen Axmed Caydiid.
HALKAN Ka DAAWO: