Gabileynewsonline.com
Daawo:Madaxweynaha dalka maraykanka obama oo khudbadiisii qaranka tii ugu dambaysay halkaas ka soo jeediyay isla markaana farta ku fiiqay murashaxa Donald trumps oo muslimiinta hadalo aan ku haboonayn ku tilmaamay.
January 14, 2016 - Written by admin

madaxweyne barack obama oo khudbadiisii ugu dambaysay ee qaranka ka jeediya guriga cad ee dalka maraykanka kuyaal khudbadaasoo taabanaysay dhinacyo badan oo uu farta ku fiiqay khatarta uu leeyahay murashaxa Donald trumps oo muslimiinta aflagaadeeyay taasi oo kaf ku ah umada muslimiinta ee caalamka wuxuu sheegay in xadaaraduhu ay wada shaqeeyaan oo ay wada noolaadaan ayaa haboon dalka maraykankuna wuxuu u yahay dal intuba ay kuwada noolyihiin.

 

 

COMMENTS
Latest News