Daawo:video gudoomiyaha xisbiga ucid Eng: faysal cali waraabe oo canaantey qabaailka ceerigaabo oo u sheegay iney beesha dhexe sadbursatey kuraastii qarankan somaliland si wax loo wada yeeshana loo baahayahay in beeshu ay dib u wax u eegto xageega taasina waxay keeni kartaa in dalkeenu hagaago.