|
|||
Gabileynewsonline.com
Dadweynaha degan gobolka salal xaq leynugumaleh in leynikun dhibo dhulkaad u dhalateen ee dhiigiina iyo dheecaankiinuba yaalo.By maxamed jeex
January 10, 2016 - Written by adminDadweynaha degan gobolka salal xaq leynugumaleh in leynikun dhibo dhulkaad u dhalateen ee dhiigiina iyo dheecaankiinuba yaalo.By maxamed jeex Daweynaha reer salal waxay mudoba ka cabanayaan taliyaha kastaka cashuuraha ee degmada saylac ninka la yidhaahdo faysal magafe ee ay geesantay wasiirada maaliyada somaliland ZAMZAM OO EDO U AH. Wasiirada ZAMZMA waxay caan ku noqotey iney gaysato cashuuraadka degmada saylac ninka ay EDADA U TAHAY EE MAGACIISA LA YIDHAAHDO FAYSAL MAGAFE ninkaasoo ah nin qabyaalad iyo eex ka dhaxwada dadka wada dhashay ee degan dhulkaas ilaahay ku abuuray. Ninkaas dadkii degaanka ayuu dhibay ee wixii maanta ka danbeeya shacabka reer salal waxaan leeyahay ha u dulqaadanina ninkaas ay wadato wasiirada zamzam ee waa inaad ka qaadaan talaabo adag oo waliba ku haboon isaga. Cabashada gobolku wey badatey inbadana waxaad ka hadasheen warbaahinta inbadana waxaad u sheegteen islaanta EDADA U AH FAYSAL MAGAFE inabadan waxaad la hadasheen dawlada ama xukumada ee ilaahbaan inugu dhaariyee iska celiya dadka leyni dulkeenaayo ee waliba raba iney dhibaan kuwiina u dhashay gobolka. Hadaba waxaan xukumada u sheegaynaa ama aan uga digaynaa wixii aad ka rabteen gobolka SALAL wakaas soo socda ee waa waxaad ka macaashtaan shacabka reer salalna ma yeelidonaan dulmiga iyo duliga iyo tacadigaba. Haddii aan la gabadalin GOBOLKA SALAL TALIYAHA KASTANKA CASHUURAHA DEGMADA SAYLAC FAYSAL MAGAFE IYO TALIYAHA LAANTA SOCDAALKA LAWYACADO FUAAD wixii gaadha waxaa ka masuul ah xukumada somaliland. DAWLADANA WAXAAN LEEYAHAY HA DHAYALSANINA DHIBAATADA KAJIRTA SAYLAC waa inaad si deg deg ah aad wax uga qabataan cabashada ka soo baxaysa degmada saylac. Allaa mahad leh
COMMENTS
|
Latest News
|