Burco(Waaheen)Dhacdo Layab leh Oo Xalay ka Dhacday Tuulada Wadhan Oo Wax Yar u Jirta Magalada Burco ka Dib Markii Nin Dhalasho ahaan ka Soo Jeeda Wadanka Ethiopia Gaar ahaana Qowmiyada Oromada Uu Cunay inan Yar Oo Afar Jir ah Oo Lagu Magacabo Xamda Cabdi Xasan.Ninka Gaystay Falkani ayaa ku Xidhan Hada Xabsiga Wayn Ee Burco Halkii inantii Yaraydna Maydkedu Yaalo Cisbitalka wayn