deegaanka Mandheera ee gobolka saaxil waxaa saaka lagu toogtay Gabadh magaaladda Hargeysa ee Caasimada somaliland
deegaanka Mandheera ee gobolka saaxil waxaa saaka lagu toogtay Gabadh magaaladda Hargeysa ee Caasimada somaliland
|
|||
Gabileynewsonline.com
Gabadhii Dishay Ruqiya Siciid Ayaanle iyo nin Sarkaal Ciidanka ah dilay oo saaka Xukun Qisaas lagu fuliyey
January 17, 2016 - Written by admindeegaanka Mandheera ee gobolka saaxil waxaa saaka lagu toogtay Gabadh magaaladda Hargeysa ee Caasimada somaliland deegaanka Mandheera ee gobolka saaxil waxaa saaka lagu toogtay Gabadh magaaladda Hargeysa ee Caasimada somaliland ku dishay isla markaasna nolosha ku aastay qof dumar ah oo kale oo lagu magacaabi jiray Ruqiya Siciid ayaanle iyo wiil ay dhashay gabadha wax dishay oo falkaasi foolxun ku wehelinayay . Ciidanka Amaanka ayaa saaka goob Fagaare ah oo ay joogeen eheladda Ruqiya Siciid ayaanle ku toogtay gabadhaasi deegaanka Mandheera ee gobolka saaxil . sidda uu warbaahinta qaar u xaqiijiyay xoghayaha guud ee golaha Wakiiladda Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo ay walaalo yihiin Ruqiya siciid Ayaanle . Sidoo kale Nin dilay Sarkaal Ciidanka ka tirsan ayaa dil Qisaas ah Lagu fuliyey isla saaka
COMMENTS
|
Latest News
|