Gudoomiyaha degmada Cadaadlay Md Cumar nuur Xuseen oo dhowaan loo magaacaabay xilkaasi ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyey inta badan deegaanada ay degmadaasi ka tirsan tahay.