Published:

Hambalyo Iyo Bogaadiin ‘Mudane Barkhad Jamac Xirsi’Ee Todobaadkan Loo Magacabay Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Wadani’by Barkhad Xaaji Cabdi’’MrGaboye’’

ASCWWB’’Salaan ka dib anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan dhamaan qurba joogta beelaha gabooye ee waqooyiga America waxaanu halkan hambalyo iyo bogaadiin kal iyo laaba uga diraynaa siyaasiga Da,da yar Haldoor Barkhad Jamac Xirsi ee todobadkan uu Gudoomiayah Xisbiga Muraacdka ee WADANI ‘’Mudane Cabadiraxman Cabdulahi Ciro‘’ u magacaabay Xoghayaha Cadaaladda Xisbiga Wadani ‘’Mudane Haldoor Barkhad Jamac Xirsi’’ waxaanu leehnahay Hambalyo hambalyo hambalyo .

Waxaa hubaala inuu Xisbiga Mucaraadka Wadani ee is badal doonka uu ku talaabsaday talaabo horumarleh oo mudaan ku dayasho uu noqdayna xisbiga kaliya ee si cadaalada ugu dhiiraday inuu dhaliinyarada aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta muwaadiniinta Beelaha Gabooye ee reer Somaliland uu u magacabo xilkii labaad kazoo uu horena ugu magacaabay dhowrsano ka hor siyaasiga da da yar Mudane Mubaarak Cabdi Xasan Farax ‘Xoghayaha Dalxiiska xisbiga wadani ,xilkii labaadna loo magacabay todobaadkan Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Wadani’’Mudane Haldoor Barkhad Jamac Xirsi’’ waana xisbiga kaliya ee sadexda xisbi qaraan ugu horeyey inay ka dhex muuqdaan madaxda iyo masuuliyiinta xisbiga wadani taasoo ah talaabo ku dayasho mudaan oo uu XISBIGA WADANI manta Taariikhda ka galay Baal Dahaba waanan ugu Hambalyaynaynay madaxda iyo masuuliyiinta xisbiga wadani gaar ahaan Gudoomiyaha xisbiga wadani ‘’Mudane Cabadiraxman Cabdulahi Ciro‘ iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga wadani iyo masuuliyiinta siyaasiyiinta Da,da yare e Beelaha Gabooye eek a mid ka ah madaxda iyo masuuliyiinta xisbiga wadani waxaanu leehnahay dhamaantiin Hambalyo Hambalyo Hambalyo ..

Qore’’Gudoomiyaha Beelaha Gabooye ee Reer Somaliland Ee Waqooyiga Maraykanka .
Barkhad Xaaji Cabdi ‘’Mrgaboye’’
Email; abokoriye1@hotmail.com
Ontario Canada

News Related