Published:

luqman_ayanle03@hotmail.com

Inaalilaahu wa inaa ilaahu raajicuun, kuli nafsi daaqital mowd,

Jaaliyada reer Somaliland ee wadanka Belgium waxay tacsi tiiranyo leh ay u diraysaa ehelkii, qarabadii iyo dhamaan shacbi waynaha reer Somaliland, geeridii ku timid Abwaaan Cali Sugule duncarbeed oo ku geeriyootay wadanka isku taga imaaradk carabta. (UAE).
Waxanu illahay uga baryeeyna marxuumka inuu illahay janatul fardows ka waraabiyo ,isaga iyo dhamaan umada islaamka ee geeriyootayba.
Maxamed C/raxmaan Jaakeed.
Maxamed jeex
C.ayanle Ismail abib
Sacid cali,
Cabdi roorshe
Maxamud Adan
Maxamed Yasin ilka case
Caaqil Mubaarig
iyo dhamaan xubnaha shaci waynaha reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Belgium.

News Related