Published:

Jaaliyada reer somaliland ee degan dalka belgium ayaa shir deg deg ah iskugu imaneysa oo ku qabsaneysa 23/01/2016 magaalada bruxelles saacaduna waa sidan 15 hrs ilaa 20 hrs habeenimo.

Dhamaan dadka reer somaliland ee degan dalka belgium waxaa loogu baaqayaa iney ka soo qaybgalaan shirka jaaliyada reer somaliland ee dhacaaya 23/01/2016 kaasoo larabo in lagu xisaabtamo laguna doorto gudi si ku meelgaadh ah oo sii wada arimaha jaaliyada.

Hadaan nahay odayaashii iyo wax garadkii reer somaliland markaan argney habacsanaanta ka muuqata ragii markii hore loo doortey markaan aragney karti darada ka muuqata ,markaan aragney wax qabad la,aanta ayaan ku dhawaaqney in shacabka reer somliland ay ka tashadaan aayaha jaaliyadooda taasbaana keentey in la eclaamiyo shir deg deg ah.

Adress kuna waa sidan balankuna ama maalintuna waatan 23/01/2016 saacaduna waa 15 uur ilaaa 20 ur ee habeenimo .
6 place de la veilance
1070 Bruxelles” belgium

Wixii faahfaahin ah kala xiriira dadka hoos ku qoran
1″ maxamed muuse 0493/455 919
2″ sheekh Abdirahman 0493/307 465
3″ aden Hassan 0465/ 946 318
4″ mukhtar 0493/311 019

5″ yassiin cabdilaahi 0498/550 057

News Related