Gabileynewsonline.com
Jaaliyada reer UK oo Nasiib u heshay inuu Booqdo Daaciga weyn ee reer Somaliland Sheekh Maxamed Cali Gadhle
January 7, 2016 - Written by admin

 

Waxaan Jaaliyadaheena ku Baraarujinayaa inay si fiican usoo dhaweeyaan oo ay ka faaiidaysaan Caalimka weyn Sheekh Maxamed Cali Gadhle oo Todobaadkan gaadhay Dalka UK kuna sugnaan doona ilaa Muddo Bil ah haddii uu Allah raali ka noqdo. Sheekhu waxa uu Duruus Diini ah Muxaadarooyin u jeedin doonaa mudada uu joogo Jaaliyadaha intii u suurto gasha Insha Allah. Fadlan Sheekha soo dhaweeya Sheekha.
Waxaan aad iyo aad ugu Mahadnaqayaa Marwo Kaltun Elmi oo ka mid ah Hormuudka Jaaliyada reer Somaliland ee UK oo gacan aad u weyn ka geysatay Imaanshaha Sheekha.

image

COMMENTS
Latest News