|
|||
Gabileynewsonline.com
Mucaaradka reer jabuuti ee brussels ku nool oo maanta galabtii saacadu markay ahayd 13h30 ilaa 16h qabsaday wiish ku yaal ( porte de namur) ee magaalada brussels caasimadda dalka belgium dhalinyaradaas oo kala ahaa magacyadoodu samatar Hassan moussa iyo ahmed moussa wacays iyagoo ka soo horjeeda xasuuqii ka dhacay xaafada buldhuqo oo ku taal degmada balbala ee dalka jabuuti.
January 17, 2016 - Written by adminMucaaridka reer Jabuuti ee brussels ku nool oo manta galabtii saacadu markay ahayd 13h30 illa 16h qabsaday wiish ku yaal (Porte de Namur )ee magaalada brussels caasimadda dalka belgium dhalinyaradaas oo ahaa magacyadoodu samatar Hassan moussa iyo ahmed moussa wacays iyagoo ka soo horjeeda xasuuqii ka dhacay xaafada buldhuqo oo ku taal degmada balbala ee dalka djibouti. Iyogoo kasoo laad laadshay boodh wayn oo ay ku qorantahay( GUELLEH VOYOU GUELLEH DEGAGE). Taaso ay u sameeyeen si ay aduunka u gaadhsiiyaan wax yaalaha foosha xun leh ee ka dhacaaya wadanka jabuuti. Waxay aduunka tusayeen in ay xasuuq ka dhacay wadankaas bishu markay ahayd 21 december oo aduunyaddu ka aamustay. Taaso taliska mugangagga farta ku fiiqay mucaaradka. Xoggayaha guud ee USN iyo Xaamud Suldaan oo illa manta ku xidhan jeelka dhexe ee gabood. Shalay waxaa la qaaday Kadar Maxamad iyo Maxamad Ibraahim oo ah saxafiiyo . Waxay ahayd inay mucaaridka dabbada jooga ee madaxa banaan in ay ag joogsadaan walaalohood oo sidda foosha xun loola dhaqmaayo.
COMMENTS
|
Latest News
|