Musharaxnimada Muuse Biixi oo gabi ahaanba burburisay sanduuqii Aaska Sacad Muuse Bristol – Cumar Maxamed (Cumarjiir) – BristolMagaalada Bristol oo lagu yaqaanay inay ahayd meelaha ugu badan ee laga taageero xisbiga KULMIYE ee wadanka UK ayaa umuuqata inay gebi ahaanba xisbigii looga dareeray hal reer oo isku koobay xisbigii kaas oo ah sida Muuse Biixi ugu shubtay Bristolna ay barbaraysay oo uu la wareegay nin ay Jufo hoose isku yihiin Muuse Biixi oo la yidhaahdo Mustafe Xaashi oo si meeqaam hoose ah oo aan xisbigu ogayn loogu cumaamaday taladii.Waxa sidoo kale taa ka sii daran fadeexad kale oo ka dhex qarxday beesha Sacad Muuse ee magaalada Bristol oo lahaan jirtay Sanduuq u gaar ah oo marka geeri dhacdo aaska lagu dabarijray, sababtoo ah waxa la ogaaday in qaadhaanka sanduuqa Aaska lagu taageeri jiray Muuse Biixi Cabdi markii qaadhaankii Xisbiga KULMIYE ay reerkii isku cumaamaday bixin kari waayeen, ka dibna lagu kala kacay sanduuqii aaska oo odayaashii la aaminay siyaasadeeyeen.Kala kicii sanduuqa ee loogu talo galay aaska markii la isku mari waayay in lagu taageero Murashaxnimada Muuse Biixi, ayaa waxa dhacday in dib loo shiray laguna go’aansaday in uu murashax Muuse Biixi dhaqaale ahaan aad ugu tiirsanaa Bristoliyo lacagta sanduuqa aaska ee aan loo dhamayn markii la ogaadayna lagu kala kacay ilaa walina aan xal laga gaadhin una baahan yahay taageero dhaqaale ayaa la damacsan yahay oo aad loogu ololaynayaa in lagu soo gabado mashruuc qaadhaan loogu ururinayo Wadada Cad oo ay qaadhaan ururintiisa la wareegeen jufada hoose ee Murashax Muuse Biixi Cabdi oo uu kow ka yahay Oday la yidhaa Ina Cali Wayd oo mashruuciisii D

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here