Published:

Cali Oromo wuxuu ka mid ahaa dadkii Hargeysa laga raafay. Askarigii orombaabuurka saarayey ayuu hoos ula hadlay. Wuxuu u sheegay in uu jecel yahay gabadh Hodan la yidhaa oo reer Hargeysa ah, balse aanu weli usheegan.

Sidaa darteed, wuxuu ka codsaday in uu warqaddan u dhiibo askarigu Hodan, haddii uu meelahaa ku arko, lambarkeediina wuu siiyey.

Warqaddii sidan ayay u qornayd:”Salaamu Alaykum Hodan. Adiga in badan aniga haraabaysi wuu jirey. Adiga gosol badan way odhanaysay markii hadalkayga way magasho. Aniga way suuhaysay markii gosolkaaga way magasho.

So’odkaaga aniga way daawan jirtay. Adiga gariir badan wuu jirey markii way so’oto. Wallahi aniga kii dhareer wuu jirey afka.Hadalkaaga markii way

odhanayso degdeg buuh wuu jirey. Aniga fahan may, laakiin gosol haa.

Kii laba sanno way ahaanaysaa aniga way ku je’laanaysaa. Aniga hashiishka way gaadaysay, markii way gaado haddana way soo nogonaysay.Hashiish kale way ku weydiinaysay.

Adiga maya way odhanaysay. Aniga hashiish may rabto, aniga adiga way

rabtay. Adiga fahan muu jirin. Adiga aniga ja’ayl muu jirin, laakiin aniga

adiga ja’ayl buuh wallaahi.Imika Itoobiya way nogonaysaa. Hargeysa

way soo nogonaysaa ma garanayo.Haddii way soo nogoto, way kuu imanaysaa.’ Ali OromoJa’ayl badan wuu jiraa.

News Related