Ogaysiis , ogaysiis: Waxa la ogaysiisnayaa dhamaan taageerayaasha xisbiga WADDANI
(Somaliland National Party) ee ku nool yurub gaar ahan HOLLAND . In la qaban doono xafladii daahfurka xisbiga WADDANI laantiisa dalka HOLLAND . Xafladaas oo ay kasoo qayb geli doonaan wafti heer sare ah oo uu hogaaminayo gudoomaiyaha garaada yurub .
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI ee dalka HOLLAND.
XIIS MAXAMED CIGE Tel: 0031-634345980